Wararka

Lafta gareen oo cafis u fidiyay Maxaabiis ku jirtay xabsiyada Baydhabo.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta Cafis Ufidiyey Maxabiis Xukuno kala Duwan ugu Jirey Xabsiga Degmada Baydhabo.

Maxaabiista uu madaxweynaha cafiska u fidiyay ayaa gaaraayay kow iyo Tobbon Maxbuus waxaa uuna sheegay in tani ay ku timid kadib markii uu Talla soo jeedin ka helay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa sidoo kale sheegay in ay tani kamid tahay dadaalada ka hor tagga la dagaalanka xanuunka Coronaviruska ayna maxaabiista u jilicsan yihiin xanuunkaan madama xarumaha lagu haayo aysan tayaysneen.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close