Wararka

wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Koonfur oo soo gaaray muqdisho.

Caasimada Muqdisho, Soomaaliya waxaa manta soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye.

Safarka uu Muqdisho ku gaaray Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ku wehlinay Xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed,waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale wafdigan ayaa Muqdisho kaga sii gudbi doona Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad goboleedka Puntland,iyadoo halkaas uga qeyb galaya Shirka shanaad ee Golayaasha xeer dajinta ee halkaasi shalay ka furmay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close