Wararka

Kulanka Afaraad ee Kalfadhiga 7aad Golaha Shacabka oo Gordhaw furmay.

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa goor dhaw ka furmay Kulanka Afaraad ee Kalfadhiga 7aad Golaha Shacabka Oo Uu Shir Guddominayo Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman

Kulanka ayaa ku furmay Furmay 156 xildhibaan iyadoo Ajendaha Kulankana uu ahaa Ka Doodista Xeerka Qoondada Haweenka, Qeybinta Xeeerka Qoondaha Ku Noqashada Miisaaniyadda 2020-ka, Dib U Qeybinta Hindise-sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda iyo Dib U Qeybinta Hindise-sharciyeedka Socdaalka (Immagrstion Bill).

Golaha Shacabka ayaa waddo dadaalo ay ku meel marinayaan ajandayaal badan oo hor yalla ka hor inta uusan dhamaan wakhtigooda rasmiga ah.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 2 people, people sitting, suit and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close