Wararka

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland oo si rasmi ah u daahfuray Bandhigga Buugaagta Garoowe.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta Si rasmi ah u daahfuray Bandhigga Buugaagta Garoowe.

Madaxweynaha ayaa Xarunta Jaamacadda PSU Garoowe kaga qayb galay Bandhigga Buugaagta Garoowe oo sanadkii 5-aad laga qabanaayo Puntland.

Saciid Cabdullahi Deni ayaa ugu mahadceliyay cidkasto oo gacan ka gaysatay isku dubaridka iyo qaban qaabada munaasabada lagu daahfuray Bandhigga Buugaagta Garoowe isagoo intaa raaciyay in lagama maarmaan ay tahay waxbarashada loona baahan yahay dad wax qora si cilmiga looga faa’iideysto.Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 2 people, crowd, stadium and outdoorImage may contain: 3 people, crowd and indoorImage may contain: 19 people, crowdImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close