Wararka

Madaxweyne Deni oo daahfuray Shirka Maalgashiga Puntland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka Maalgashiga Puntland waxaana daahfurka shirka ku wehlinaayay ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa si wada jir ah u  kormeeray qaybta bandhigga Ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Puntland oo ay kusoo bandhigeen Ganacsigooda iyo wax-soosaarkooda, waxaana ay ku bogaadiyeen dedaalkooda ganacsi iyo kasoo qayb-galkooda Shirka.

Shirkaan ayaa socondoona  laba maalin waxaana lasoo gaba gabeen doonaa 17, Sep, 2019 waxaana lagu soo bandhigayaa wax soo saarka Puntland.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 3 people, people smilingImage may contain: 10 people, textImage may contain: 4 people, people standing and suitImage may contain: 5 peopleImage may contain: 2 people, people smilingImage may contain: one or more people and crowd

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close