Wararka

Dowladaha Sacuudiga iyo Norway oo Dacwad ka dhan ah Imaaraadka U gudbinaya Golaha amaanka ee QM.

Dalalka Sacuudiga iyo Noorway Ayaa Waxa ay sheegeen In Golaha Amaanka Ee Qaramada midoobey ay u gudbinayaan dhacdadii Xeebaha Dalka Isu Taga Imaaraadka weerarka loogu qaaday maraakiib ay lahaayeen labadaasi dal.
lagu weeraray xeebta Isutagga Imaaradka ayaa waxaa ay dalalkaan sheegeen in dhacdadaan u gudbin doonaan golaha amaanka ee Qaramada midoobe.
Dowlada Iiran ayaa lagu eedeeyay weerarkaas balse Iiran waa ay iska dheeraysay in ay ka danbeysay dhacdadaasi.
Lataliyaha dhanka amaanka qaranka Maraykanka John Bolton oo warbaahinta lahadlay 29-kii bishii May ayaa sheegay in ay ciidan dheeri ah gayn doonaan xeebaha qaliijka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close