Wararka

Trump oo 45 cisho u qabtay shirkada TikTok.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa 45 cisho u qabtay shirkada TikTok oo laga liiyahay dalka Maraykanka in ay heshiis la gasha shirkad laga leeyahay dalka Maraykanka.

Donald Trump ayaa ku hanjabay in Maraykanka uu xayiri doona isticmaalka aaladaani haddii aysan heshiis la gaaryin dalkiisa marka la garo 15 bisha September sanadkaan.

Maamulka Madaxweyne Trump ayaa shirkadaani TikTok ku eedeeyay in ay dalka Shiinaha u gudbiso xogta dadka iyo dalka Maraykanka balse xukuumada Beijing iyo TikTok ayaa iska dheereeyay eedeyntaasi.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close