Wararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo cafis u fidiyay maxbuus garayso 181.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Cafis u fidiyey maxaabiis munaasabadda Bisha Ramadaan iyo Ciidul-fitriga awgeed.

Madaxweyne ku-xigeenka puntland ayaa soo saaray wareegta uu ku faiyay maxaabiis gaarayso ilaa 181 maxbuus kuwaas oo ku kala jiray xabsiya kala duwan oo kuyaalo deeganada Puntalnd.

Haddaba hoos ka Akhriso wareegtada madaxweyne Ku-xigeenka kasoo baxday:No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close