Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Kulan looga hadlaayay Amniga oo ka dhacay Beledweyne.
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka guud ee Amniga DG Hirshabeelle…
Read More » -
Wararka
Muxuu yahay Qodobka ugu muhiimsan ee ay maanta ka shirayaan Golaha Wadatashiga Qaranka?
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa guddoominayay Ra’iisul Wasaare…
Read More » -
Wararka
Madaxweynaha Jubbaland oo soo garay Muqdisho
Madaxweyha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee casimada dalka. Madaxweyne Axmed Islam…
Read More » -
Wararka
Wax-badan ka ogoow xaalka Afghanistaan iyo dibad-baxyo ka dhacay Kabul iyo magaalooyink kale.
Dibadbaxayaasha ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga soo horjeystaan xukunka Taliban maalintii labaad, markan waxay socod ku mareen…
Read More » -
Wararka
Xuska maalinta Bani,aadamtinimada Aduunka oo Garowe lagu qabtay.
Garoowe 19 Aug 2021 Munaasibad lagu xusayey maalinta Bani,aadamtinimada Aduunka ( World Humaniterian Day ) ayaa waxaa si wadajir ah…
Read More » -
Wararka
Wafdi ka Socda Golaha Amniga ee Midowga Afrika oo soo gaaray Magaalada Muqdisho
Wafdi ka Socda Golaha Amniga ee Midowga Afrika ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Masuuliyin ka tirsan…
Read More » -
Wararka
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga dalka Masar ayaa maanta booqday xarunta Jaamacadda Carabta ee…
Read More » -
Wararka
Ra’isul Wasaare Rooble oo garay Qaahira
Ra’iisul Wasaarha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar…
Read More » -
Wararka
Muxuu Abdiwahaab sheeq Abdisamad ka yiri is bar-bardhiga Kooxaha Taaliban iyo Al-shabaab?
Muxuu Abdiwahaab sheeq Abdisamad ka yiri is bar-bardhiga Kooxaha Taaliban iyo Al-shabaab? Aan isbarbar dhigno oo aan isbarbar dhigno Daalibaan…
Read More » -
Wararka
DEG DEG: Halyeeygii Bayern Munich iyo Xulka Jarmalka Gerd Muller ayaa geeriyooday isagoo 75 jir ah.
Halyeeygii Bayern Munich iyo Xulka Jarmalka Gerd Muller ayaa geeriyooday isagoo 75 jir ah. Weeraryahanka ayaa dhaliyay 68 gool 62…
Read More »