Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Lo’ lagu soo bad baadiyay helikobtarro.
Lo’ ku dhaawacantay muddadii ay xagaaga ku noolaayeen dhul -daaqsimeedka Alpine ee Swiss -ka ayaa Jimcihii, Ogosto 27 lagu soo…
Read More » -
Wararka
Tababaraha United oo maal awaal ku tilmaamay wararka sheegayo in Ronaldo ku biiri karo Naadigas.
Hoggaamiyaha Jamaahiirta Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa ka hadlay warka suuqa ku jire ee la xeriiro in laacibka 48-sano…
Read More » -
Wararka
90 qof – oo ay ku jiraan 13 ka tirsan milatariga Mareykanka ayaa ku dhintay Qaraxyo laba ah oo ka dhacay casimada Kabul
Jahawareer Ba’an ayaa yimid kadib markii laba qarax ay ka dhaceen garoonka diyaaradaha ee Kabul khamiistii, halkaas oo ay ku…
Read More » -
Wararka
Deg Deg: Qarax Qasaaro gaystay oo ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Kabuul.
Qarax ayaa maanta oo khamiis ah ka dhacay banaanka garoonka diyaaradaha Kabul ee Afgaanistaan, halkaas oo Mareykanka iyo dalal kale…
Read More » -
Wararka
Laamaha Amniga Gobalka Bari oo kulan ka yeeshay xaladda amniga.
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa kulan lagu qabtay saldhiga bartamaha Bosaaso logana hadlaayay amniga la…
Read More » -
Wararka
Kulan muhiim ah oo dhex maray Wasaaradda maaliyadda iyo Bankiga Aduunka.
Wasiirka maaliyadda xukuumada federaalka Soomaaliya Dr. Abdirahmaan Ducalle Bayle ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya iyo…
Read More » -
Wararka
Midowga Afrika iyo Soomaaliya oo kale saxiixday heshiis.
Kaddib laba maalmood oo shirar albaabadu u xiran yihiin ay ku lahaayeen Muqdisho, Midowga Afrika iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa…
Read More » -
Wararka
Wararkii ugu danbeeyay arrimaha doorashada.
Ra’isal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xussen Roble, Gollaha Wadatashiga Qaran iyo Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa maanta kulan ku yeeshay…
Read More » -
Wararka
MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH-FURAY MUNAASABADDA HIRGELINTA GUDDIGA 4-AAD EE AFSOOMAALIGA
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga ayaa tilmaamay…
Read More » -
Wararka
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo daahfuray ololaha tallaalka Covid-19 ee Shaqaalaha Dawladda.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta daahfuray ololaha tallaalka COVID-19 ee…
Read More »