Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Madaxweynaha oo la kulmay Xulka ku guulaystay Koobka Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Puntland.
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirri-gelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Xulka ku guulaystay…
Read More » -
Wararka
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SALAADDA JANAASADA KU TUKADAY ALLE HA U NAXARIISTEE MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI.
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi…
Read More » -
Wararka
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee…
Read More » -
Wararka
Guddiyadda doorashada oo ka shiray qabsoomidda doorasha Aqalka sare ee Hirshabelle.
Guddiga maamulka Doorashada heer dowlad goboleed Hirshabele ayaa Kulan la qaatay Guddiga Baarlamaanka Hirshabele ee qaabilsan Qabashada doorashada Aqalka Sare.…
Read More » -
Wararka
Ra’iisulwasaaraha dalka oo kulan dar daaran ah la qaatay guddiyada doorashooyinka heer federaal.
Ra’iisulwasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay guddiyada doorashooyinka heer federaal, Heer Dowlad Goboleed…
Read More » -
Wararka
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARAAQAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA DALALKA TANSAANIYA IYO ANGOOLA
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo…
Read More » -
Wararka
Maxaa looga hadlay shirka Amniga Galm?
Ku simaha madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Ali Dahir Ciid ayaa Shir Gudomiyay Shirki Amniga Galmudug oo…
Read More » -
Wararka
Ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka Qaranka oo la hakiyay.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida Tiyaatarka isaga oo fulinaya amarka…
Read More » -
Wararka
Dawladda Faransiiska oo 10 milyan oo tallaallada Astra Zeneca iyo Pfizer COVID-19 ugu yaboowhaday Midowga Africa.
Dawladaha xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa heli doona 10 milyan oo tallaallada Astra Zeneca iyo Pfizer COVID-19 oo dheeraad…
Read More » -
Wararka
Kulan dhex-maray Wasaaradda Shaqada iyo Hay’adda UNICEF (MAXAA LOOGA HADLAY).
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Cabdullahi Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay…
Read More »