Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Dowlada oo ka soo horjeeysatay go’ana ka soo baxay Golaha Amniga ee Africa.
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Nuur Dubbe oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan qaar…
Read More » -
Wararka
Duqa magaalada beledweeyne oo shir jaraaid ku qabatay Xafiiskeeda ayaa shacabka ugu baaqaday ineey kaqeeyb qaataan bilicda magaalada.
Duqa magaalada beledweeyne ayaa shir jaraaid ku qabatay Xafiiskeeda ayaa shacabka ugu baaqaday ineey kaqeeyb qaataan bilicda magaalada. Nadar Tabax…
Read More » -
Wararka
sidee u dhacay dilkii gudomiyihii Dagmada Hodan, maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa kiiska maanta dhagaysatay.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa billowday dhageysiga Eedeymaha rag loo haysto dilka AUN Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise Dhagajuun.…
Read More » -
Wararka
Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa warsaxaafadeed ka soo saray xaalada Siyaasadeed ee dalka.
Warsaxaafadeed ay xaalada Siyaasadeed ee dalka ka soo sareen Xubnaha Golaha Ammaank ayaa walaac loogu muujiyay waxa ay ugu yereen sii socoshada jahwareerka…
Read More » -
Wararka
Wadahadal dhanka Mobile ka oo dhexmaray Biden Iyo Erdogan.
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefanka kula xiriirnay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden waxaa ayna kawada hadleen sidii…
Read More » -
Wararka
Qasaro ka dhashay Hubiyaal ku soo dhacay Muqdisho.
Degmoooyinka Wardhiigley iyo Boondheere ee gobolka Banadir waxaa maanta ku soo dhacay tiro hoobiyaal ah kuwaas oo gaystay qasaaro dhimasha,…
Read More » -
Wararka
Odoyaasha Dhaqanka Muqdisho oo ka hadlay xaladda cakiran ee dorashoyinka iyo wal walka ku adan dagaal sokeeyo oo ka curta geyiga dalka.
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay caasimada dalka ee Muqdisho ayaa ku baaqay in laga…
Read More » -
Wararka
Madaxwaynihii hore ee Dalka Jaad ( Chad) oo u geeriyooday dhawac soo garay
Waxaa dhaawac soo gaaray Maanta u geeriyooday Madaxwaynihii hore ee Dalka Jaad ( Chad) oo ku yaala Bartamaha Waqooyi ee…
Read More » -
Wararka
Madaxweyne Farmaajo oo kulan laqaatay dhiggiisa Dalkaas Felix Tshisekedi.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa…
Read More » -
Wararka
Maamulka magaalada Dhuusamareeb iyo hay’adaha amniga Galmudug oo yeshay kulan looga hadlayay xoojinta amniga.
Taliyaha qaybta 21-aad ee ciidanka xogga dalka General Maxamed Cadow Cali Sanka shir-gudoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga Dhuusamareeb iyo…
Read More »