Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
(AKHRISO): Khatarta Covid-19 oo wali ka jirto gudaha Soomaaliya balse aan lagu baraarugsaneen.
Waxaa wali khatartiisa ay jirtaa xanuunka Coronavirus kaas oo saamayn dhaqaale iyo mid amni ku yeeshay Soomaaliya. Tirada Guud ee…
Read More » -
Wararka
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE ITOOBIYA.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya…
Read More » -
Wararka
Qaar kamid ah madaxda maamul goboledyada oo kulan la qatay Ergayga gaarka ah ee Qatar.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee dowlada…
Read More » -
Wararka
Guddoonka Golaha shacabka oo kulan la qatay Ergeyga gaarka ah ee dowladda Qatar.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday…
Read More » -
Wararka
BOOLISKA GOBALKA BARI OO MANTA HOWLGALO KALA DUWAN SAMEEYAY KADIB CODSIYO UGA YIMI BULSHADA.
Howlgal Qatay In Ku Dhow Sideed Sacadood Ayay Ciidamada Booliska Gobalka Bari Ka Sameeyeen Degaano Iyo Tuulooyin Hoostaga Degmada Bosaaso…
Read More » -
Wararka
Maraykanka oo si deg deg ah ugu baaqay in miiska wadahadalka ay isugu yimadan madaxda Qaranka iyo maamul goboledyada Bilaa sharuud.
Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa soo dhaweysay go’ankii Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku aqbalay soo jeedintii…
Read More » -
Wararka
Ra’isal wasaraha oo kulan muhiim ah la qatay maamulka Gobolka Banadir iyo laamaha amniga.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda oo ay ka…
Read More » -
Wararka
Sanator Cabdi Qaydiid oo ka hadlay hadal hayn ah in codka kalsoonida lagala noqonayo ra’isal wasaraha dalka.
Senator C/Qeybdiid oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa walaac ka muujiyay ciidamada dowlada ka soo hor jeeda oo aan…
Read More » -
Wararka
Dowlada oo sheegtay in aysan u dulqaadan doonin qalalaasaha ka socda casimada dalka.
Wasiirka Amniga xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo goordhaw qabtay Shir jaraa’id oo uu kaga hadlay xaalada amniga caasimada…
Read More » -
Wararka
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Itoobiya ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Axad ah, xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho,…
Read More »