Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
DEG DEG: Soomaaliya oo shaacisay in maalinta Bari soon tahay.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta barri ah ay tahay maalintii ugu dambeysay bisha Ramadan oo la buuxinayo…
Read More » -
Wararka
Askar loo haystay dilkii AUN Cabdikarin Dhagajuun oo la fasaxay.
Maxkamadda ciidamada Soomaaliya ayaa fasaxdey laba kamid ah eedeysaneyaasha dilka guddoomiyihii degmada Hodan, Cabdixakiim Dhagajuun. Cabdiraxmaan Isaaq Cabdullaahi iyo Xasan…
Read More » -
Wararka
Duqa Muqdisho oo kulan gaar ah la qatay Waaxyaha Dakhliyada Dowladda Hoose ee Xamar.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan la qaatay Madaxda Waaxyaha Dakhliyada Dowladda…
Read More » -
Wararka
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA XILDHIBAAN CABDULLAAHI SHEEKH ISMAACIIL.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee…
Read More » -
Wararka
Allah u naxariistee Cabdullahi Sheekh Ismaaciil oo ku geeriyooday Muqdisho.
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ku geeriyooday Allah u naxariistee Cabdullahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsanaa Mudanayaasha golaha shacabka. Waxaa Geerida…
Read More » -
Wararka
Kulan looga hadlayo bilicda casimada oo dhex maray maamulka Gobolka Banadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay Shirka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka…
Read More » -
Wararka
DEG DEG: Soomaaliya oo dib u soo celisay xeriirkii kala dhaxeeyay Kenya.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay xiriirkii Diblomaasiydeed ee ay la laheyd dowladda Kenya…
Read More » -
Wararka
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo shir la qaatay Safiirada Beesha calamka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay shir ay ka qeyb galayaan saaxiibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya…
Read More » -
Wararka
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar oo yeeshay kulan qadka Tafeelanka ah ayaa kawadahadlay iskaashiga labada dal.
Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar oo yeeshay kulan qadka Tafeelanka ah ayaa kawadahadlay iskaashiga labada dal. Madaxweynaha dowlada federaalka…
Read More » -
Wararka
Ra’isal wasaaraha oo magacaabay guddi ka soo tala bixiyo shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha XFS ayaa magacaabay Guddi kasoo tala bixiya xalka gaarista qalalaasahii ka dhacay magaalada Muqdisho. Guddiga oo ka kooban…
Read More »