Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Ra’isal wasaare Roble oo qabilay wasiirka arrimaha dibada Kenya ayaa sheegay in dacwada muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya go’aankeeda laga sugayo Maxkamadda Caalamiga ee Caddaalada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas…
Read More » -
Wararka
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo dhiggiisa Kenya ku soo dhoweeyay Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa saaka ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda…
Read More » -
Wararka
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Kenya oo maalinimada Bari ku soo wajahan dalka.
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Kenya Raychelle Omamo ayaa la filayaa inay Axadda soo gaarto Soomaaliya si ay ugala hadasho Dhigeeda…
Read More » -
Wararka
Maxay kala yihiin xubnaha loo doortay Guddoonka Doorashada Gobolada Waqooyi?
Xubno kamida guddiga maamulka Doorashada heer dowlad goboleed Somaliland ayaa maanta xerada Afisiyoone ku doortay gudoomiye iyo ku xigeen. Jagada…
Read More » -
Wararka
Guddoonka Guddiga Doorashada Gobolada Waqooyi oo la doortay.
Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey xubnaha Guddoonka Gudiga Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT ee maanta oo Sabti…
Read More » -
Wararka
Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federal ee 2020-2021 oo sheegay in Maalinta bari ay dhici doonta Doorashada Gudoonka Guddiga Maamulka dooorasha kuraaska labada aqal ee Somaliland.
Qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federal ee 2020-2021 ayaa lagu sheegay in maalinta bari oo ah sabti…
Read More » -
Wararka
(DAAWO): Maxaa looga hadlay kulankii Golaha wasiirada xukuumada federaalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedetaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Madasha Qaran ay isku afgarteen in ay ku soo afjaraan doorashada Aqalka…
Read More » -
Wararka
Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Afghanistan ayaa lagu dilay magaalada caasimadda ah ee Kabul.
Dawa Khan Menapal, oo ahaa agaasimaha Xarunta Warbaahinta iyo Macluumaadka Dowladda (GMIC), ayaa lagu toogtay masjid ku yaalla caasimadda, sida…
Read More » -
Wararka
Golaha Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Guddiga Doorashada aqalka sare.
Kalfadhiga 3-aad ee golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta oo khamiis ah ka furmay magaalada Dhuusamareeb Ajendaha kulanka maanta…
Read More » -
Wararka
Madaxweyne ku xageenka koobaad ee Jubbaland oo shir gudoomiyay shirka todobadlaha ah ee golaha xukuumada.
Ugu horayn Shirka ayaa lagaga hadlay arimaha amaanka iyo xaaladahii u danbeeyay ee deegaanada Jubaland iyadoo Wasaarada amniga laga dhagaystay…
Read More »