Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Duqa Magaalada Muqdisho ayaa furay mashruuc lagu dhisaayay goob loogu talagalay in gaadiidka xamuulka ah ee dekada Muqdisho ka howlgala lagu baakimo.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa furay mashruuc lagu dhisaayay goob loogu talagalay in gaadiidka xamuulka ah ee…
Read More » -
Wararka
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka warbixiyay xaaladaha guud ee dalka.
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay…
Read More » -
Wararka
Shirka Wasiirrada Boostada Adduunka oo soo dhammaaday
Kulanka Wasiirrada ee Shirweynaha Boostada Adduunka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Abdijan ee caasimadda dalka Ivory Coast, iyadoo looga hadlay…
Read More » -
Wararka
(akhriso): Seddex Qodob oo uu daaha ka qaaday Ra’isal wasaare Roble.
Ra’isal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xussen Roble oo xalay kulan kaga qayb galay Magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya…
Read More » -
Wararka
Ra’isal wasaare Roble oo ku hoyday Nairobi maalinkiisi labaad.
Ra’iisul Wsaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada…
Read More » -
Wararka
musharaxiinta Isbaheysiga Isbadal-doonka Siyaasadda & Matalaadda Galmudug oo War-murtiyeed ka soo saray Tartanka Aqalka sare.
Golaha musharaxiinta Isbaheysiga Isbadal-doonka Siyaasadda & Matalaadda Galmudug ayaa si wada jir ah bayaan ugu soo saaray Go’aankii uu qaatay…
Read More » -
Wararka
Maxay kawada hadleen Wafdiga Roble iyo madaxweynaha Kenya?
Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa manta…
Read More » -
Wararka
(AKHRISO): Wakhtiga ay qabsoomayso doorashada aqalka sare ee Puntland.
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa ku wargelinayaa Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT), Guddiga Maamulka…
Read More » -
Wararka
Ra’isal wasaaraha dalka iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa u duulay dalka Kenya halkaas oo ay marti qaad rasmi ah ka heleen Madaxweynaha Kenya.
Ra’iisul Wasaaraaha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Kenya . Ra’isal wasaare Roble iyo…
Read More » -
Wararka
(AKHRISO): War Murtiyeed Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka ee ka soo baxday Ra’isal wasare Roble.
Sida ay lawada socdaan bulshada Soomaaliyeed, Dalku waxa uu ku jiraa marxalad adag oo dhammaan hay’adaha Dastuuriga ah uu ka…
Read More »