Wararka

Trump oo gaaray Jasiirada Irish.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa lakulmay ra’iisal wasaaraha jasiirada Irish Leo Varadkar waxaanaTrump lagu soo dhaweeyay garoonka diyuuradaha ee Shannon.

Madaxweynaha ayaa maalmahaan ku sugnaa boqortooyada Ingiriiska isagoo halkaas ku jooga safar shaqo. Trump ayaa intii uu kusugnaa dalka Ingiriiska waxaa uu la kulmay boqoroda Ingiriiska Elizabeth II iyo qoyska boqortoyda oo dhan isagoo ugu danbeyntiina kulan looga hadlaayay arrimaha ganacsiga iyo horumarada labada dal layeeshay ra’iisal wasaare Theresa May oo xilka isaga tagi doontaa 7 bishaan.

Madaxweyne Trump ayaa intii uu kusugnaa London waxaa uu ka qayb qaatay xuska u diyaar garowga 75 sano guuradii kasoo wareegatay digaalkii 2-baad ee aduunka, sidoo kale madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu booqdo meelaha qadiimiya ah ee Jaziiradaas.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close