Wararka

Golaha shacabka oo maanta ka doodaayo xeerka matalaada gobolka banaadir.

Waxaa furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka furmay kulankii 9aad kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 174 Xildhibaan waxaana shir guddoominaayo Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka matalaada gobolka banaadir iyo Ka Doodista Xeerka Asteeynta Kuraasta.Image may contain: 5 people, people sittingImage may contain: 11 people, people sittingImage may contain: one or more people

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close