Wararka

Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda dowlad goboleedka  Puntland oo garay Gaalkacyo.

Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda dowlad goboleedka  Puntland Cumar Xasan Fiqi iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay maasulinta Wasaaradda Maaliyadda oo uu hormuud ka yahay Xisaabiyaha Wasaaradda ee Gobolka iyo masuuliyiin kale.

Cumar Xasan Fiqi Wasiirku xigeenka Maaliyadda ahna siihaya Wasiirka booqashadiisa Gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ayaa qayb ka ah dardar galinta shaqada iyo kor uqaadida Dakhliga waxaa uuna markii uu gaaray halkaasi kor meer shaqo ku tegay Xarunta Wasaaradda waxana uu soo arkay habka ay shaqadu u socoto.

Wasiirku- xigeenka Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi oo ay weheliyaan Xisaabiyaha Gobolka Cumar Nuur Geesay ayaa sidoo kale kormeer shaqo ku tegay Kastamyada Kantaroolka Koonfureed iyo Kastamka Laanta Dusmada.Image may contain: car and outdoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people standing, suit and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close