Wararka

Dallada Bulshadda rayidka ee SONSA oo war-saxaafadeed kasoo saartay dilalkii ka dhacay Galmudug.

Warsaxaafadeed ay soo saareen jilayaasha aan dowliga aheen ee Soomaaliyeed oo loo soo gaabiyo SONSA ayaa lagu cambaareeyay dil magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug loogu gaystay dad muwaadiniin ah oo aan waxba galabsan.

War-saxaafadeedka kasoo baxay dallada ayaa loogu baaqay mas’uuliyiinta maamulka Galmudug, odayaasha dhaqanka iyo  culima udiinka in ay wax ka qabtaan falka ka dhacay magaalada Galkacyo.

Dallada ayaa ka gedtay in fal noocaan oo kale uu markale kusoo noqda deegaanadaas waxaa ayna dhalinyarada ku dhaqan maamulka Galmudug ugu baaqday in ay ka shaqeeyaan nabada iyo xasiloonida deeganada Galmudug.

Haddaba hoos ka akhriso war-saxaafadeedkaas:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close