Ciyaaraha

Man United oo qaadatay tilaabo eey Barcelona ugu hor istaageeyso Rashford.

Saxaafada ingiriiska ayaa qoreysa in maamulka  United ay damacsan yihiin Rashford  hor dhigaan hishiis cusub oo qiimihiisa sareeyo si ay uga hor istaagaan in u wareego Barcelona.

Waxaa mudooyinkaan jiray warar sheegaya in laacibka laga yaabo in uu ka huleelo qalcadda Old Tarfford maadaama ay si weyn u dooneeyso kooxda Barcelona.

Wargeyska Daily star ayaa sheegaya in maamulka United haatan go,aansadeen in laacibka ka saxiixdaan hishiis cusub oo muddo fog kooxda ku sii haaynaayo.

Hishiiska cusub haddii uu ogolaado laacibka waxa uu todobaadkii uu u qaadanayaa mushaar  dhan 300 oo kun oo Gini halka uu haatan kaliya qaato 75kun oo Gini.Waxaa xusid mudan in hishiiska haatan ee laacibka uu dhacaayo xagaaga 2021ka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close