Ciyaaraha

Xidig Barcelona katirsan oo balan qaad u sameeyay taageerayaasha Kooxda.

Xidiga weerarka uga ciyaara kooxda Barcelona ahna kabtanka1-aad ee kooxda Barcelona ayaa markale balan qaad u sameeyay taageerayaashiisa kooxda Barcelona ka hor soo laabashada xili ciyaareedka cusub. Lionel Messi ayaa taageerayaasha kooxdiisa u balan qaaday in ay Barcelona  wax walba ku guulaysan doonto xili ciyaareedkii hore  semi-finalka iyo finalka gaadheen tartamada Copa Del Rey-ga iyo Champions league.

Barcelona ayaa boqor ka ahayd Spain sanadihii ugu dambeeyay halka ay ku dhibaatootay yurub, laakiin Messi ayaa taageerayaasha kooxdiisa u balan qaaday in ay soo afjari doonaan arintaas “waxa aan odhan doonaa isla sidii xili ciyaareedkii hore, kooxda reer Spain ayaa sare uqaadin shantii sano ee ugu dambeeysay tartanka champions league” ayuu yiri Messi.

Xidiga ahna kabtinka kooxda ayaa xili ciyaareedkii hore sidaan  oo kale balan qaad usameeyay kooxdiisa laakiin balantaas ku fashilmay kadib markii  eey sifool xun tartanka ugu soo saartay kooxda Liverpool semi-finalka koobka horyaalada yurub xili ciyaareedkan ayeey markale doonayaan ineey wax walbo u sameeyn doonaan sidii eey u soo afjari lahaayeen abaarta ka heeysato ku guuleeysiga Champions league.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close