Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Goordhow Soo Gaaray Muqdisho.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea  Cismaan Saalix iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas Yemane Gabreab ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho, waxayna maanta wada hadallo kula yeelan doonaan Villa Soomaaliya Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wafdiga waxaa Garoonka Aadan Cabdulle kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah  Axmed Ciise Cawad.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close