Wararka

Wasiiradda Maaliyadda Midowga Yurub oo kulan ku yeeshay dalka Finland.

Wasiiradda  maaliyadda Midowga Yurub ayaa kulan ku qaatay magaalada Helsinki ee dalka Finland waxaa ayna kawada hadleen sidii loo samayn lahaa sharci dhowr ganacsiga dalalka reer Yurub waxaa ayna intaasi ku dareen in wada shaqeeyn buuxda loo baahan yahay ka hor inta aan sibadaladaasi lasemeynin.

Madaxweynaha Guddiha Midowga Yurub Valdis Dombrovskis  ayaa sheegay in wasiiradda ay isku raaceen fikirka lasoo jeediyay ee ah sidii lagula socon lahaa deemaha dalalkaan iyo mashaaricda ay fuliyaan waxaa uuna intaasi ku daray in shirkoodu uu ku soo dhamaaday meel wacan.

Dowlada Britain oo kamid ah Midowga yurub oo dadaal xoogan ugu jirta sidii ay ugu bixi laheed Midowga yurub ayaa laga yaabaa in ay saameyn balaaran ku yeelata dalalkaan waxaaa ayna Boqortooyada Ingiriiska doonaysaa in ay yeelata ganacsi xur ka ah Yurub inteeda.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close