Wararka

Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalintiisa Labaad Galay.

Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa maalinkii labaad ka socda Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Maamulka Galmudug waxaana hadala ka jeediyaano ka qayb gala yaasha shirka.

Ambasador Cabdi Xaaji oo kamid ahaa aas aasayaashe Galmudug ahaana Madaxweyne-ku xigeenkii ugu horeeyay dowlad goboleedka Galmudug oo shirka ka hadlay ayaa ka warbixiyay sidii loo soo maray dhismaha Galmudug waxaa uuna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay halka ay maanta marayso dhismaha Galmudug loo dhanyahay.

“waxaan ku faraxsanahay in loo medaysanyahay Dhismahah Maamul goboleed la yiraahdo Galmudug loo dhanyahay”ayuu yiri Ambasador Cabdi Xaaji.Image may contain: 3 people, people sitting and tableImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: one or more people and textImage may contain: 7 people, crowdImage may contain: 7 people, people sittingImage may contain: 4 people

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close