Wararka

Sheich Mohamed Shakir oo amaal marin Guddoonsiiyay Saraakiishi ka hortagay weerar la rabay in lagu qaado xuskii shuhada.

Madaxa xukuumada Galmudug sheikh maxamed shakir cali xasan ayaa ka qeyb galay munaasbad lagu abaal marinaayay Saraakiishii ka qayb-qaadatay fashilinta sida la sheegay qarax ismiidaamin ahaa oo lala  damacsanaa xuskii shuhada ee ka dhacay dagmada Guricel.

Sheikh Maxamed Shakir Cali Xasan, Madaxa xukuumada Galmudug ayaana bilad geesi gudoonsiiyay saraakishan oo gaarayso ilaa afar sargaal waxaa ayna kala yihiin; G. Sare Abdulaahi abdi raage, G.dhexe Abdinasir maxamed jamac (manoole ), Dhamme Abdixakiim moalim (dhabarey) iyo Dhamme Axmed xuseen diiriye (juujuule).

Munaasabadaan ayaa sidoo kala waxaa lagu dhiiragalinaayay saraakiisha waxaana lagu muujinaayay in shaqadood ay bulshada u hayaan lagu awaal marinaayo.Image may contain: 2 peopleImage may contain: 3 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 1 person, close-upImage may contain: 4 peopleImage may contain: 2 peopleImage may contain: 11 people, people standing

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close