Wararka

Musharaxiinta la magac baxay Isbadal doon oo Soo saaray Liis Xildhibaanno ay sheegeen in ay yihiin kuwa saxda ah.

Guddiga doorashooyinka ay magacaabeen Golaha la baxay Badbaadada Jubbaland ee ka soo horjeeda Maamulka Axmed Madoobe ayaa saakay soo saaray Liiskooda Xildhibaanada Jubbaland, kaasoo kasoo horjeeda Liiskii uu xalay soo saaray Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.

Liiskan Xildhibaanada ay soo saareen Golahaan la magac baxay Isbadal doon ayaa gaaraya 75 Xildhibaan, waxaana ka muuqda magacyada iyo beelaha ay ka soo jeedaan, taasoo ka duwan liiskii xalay soo baxay oo kaliya ku qornaa magaca Xubnaga cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.

Hoos ka Khriso liiska xildhibanada ay soo saareen Goalaha Lamagac baxay Isbeddel doon:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close