Wararka

Madaxweyne farmaajo oo u ambabaxay dalka Jabuuti.

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Di-Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa marti qaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Booqashada madaxweynaha ayaa qaadan doonta muddo  labo maalmood ah Waxaa ayna inta ay Dalka jabuuti ku sugun yihiin kulamo laqaadan doonaan masuuliyiinta dhigoda ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close