Wararka

Guddoomiye cumar Filish oo kulan la qaatay ururka Haweenka Qaranka .

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Caasimadda muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar filish) ayaa Maanta Kaqayb Galay shir Wada tashi ah oo Looga Hadlaayay arimaha Haweenka iyo Dhismaha Nabadda oo ay Soo Qaban Qaabiyeen ururka Haweenka Qaranka .

Gudoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheikh axmed Gabale ayaa Waxa ay Sheegtay in ay maamulka Gobalka Banaadir Kutaageerayaan Furitaanka Wadooyinka Xeran iyo amniga ayna Qaadanayaan Doorkooda kaga aadan.

Kulankaan ayaa kamid ah kulamo uu Guddoomiyaha Gobolka Banadir la qaadanaayo qaar kamid ah Ururada Bulshada iyo shacabka Magaalada Muqdisho.Image may contain: 1 person, suit and textImage may contain: 1 person, textImage may contain: 13 people, people smiling, people sitting and people standingImage may contain: 4 people, people smiling, people sittingImage may contain: 14 peopleImage may contain: 4 people, people smiling

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close