Wararka

Guddigii xaqiiqa raadinta ee uu magacaabay Madaxweyne Laftgareen oo soo saaray warbixin hor-dhac ah.

Gudiga Xaqiiq Radinta ahaa ee loo xilsaarey in ay baaritaan ku smaeyeen dadkii 5 ruux ahaa ee dilka looga gaystay Magalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka dowlada goboleedka Koonfur Galbeed islamarkaana uu horaan magacabey madaxweynaha mamaulkaasi Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa manta soo saarey warbixin hordhac ah oo ku aadan halka ay wax umarayaan.

Gudigigan oo isgu wasiiro iyo saraalkiil ciidanka oo katirsan mamaulkaasi koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shir jara’id ay ku qabteen Magaalada Baydhabo waxa ay sheegeen in howsha baarista ay umareyso meel gabgabo ah islamarkaana ay hayaan xogo ku aadan cidii ka debbeysay dilkaasi.

Dhacdadaasi oo ay kuu dhinteen dad gaaraayo shan ruux ayaa waxaa ka mid ahaa siyaasi hore kaas oo magac iyo maamus ku dhex lahaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Reer

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close