Ciyaaraha

Guardiola oo kahadlay sababtii uu ku seegay Bernardo Silva kulankii West Ham.

Tababaraha kooxda Man City ee Pep Guardiola ayaa  sharaxay sababtii uu Bernardo Silva kaydka u dhigay kulankii ugu horeeyay ee ay Man City la ciyaartay Premier league. xidiga ree Portugal ayaa ka mid ahaa xidigihii ugu fiicnaa ee kooxda Man City xili ciyaareedkii hore sidaas darted sababtii uu u ciyaari waayay ayay taageerayaasha City su,aal ka keeneen.

Si kasta ha ahaatee tababare Guardiola ayaa sheegay in 25-jirka uu u ciyaarsiin waayay kulanka in uu ka ilaalinayay in uu dhaawacmo maadaama uu kulanka ahaa mid eey ku raaxeey sanayeen xidigahiisa baahibadane u qabin inoo xidiga garoonka galiyo ayuu yiri hogaamiyaha Man City Guardiol “a majirto wax khaldan oo uu sameeyay laakiin waxa uu ka cabanayay dhaawac yar oo muruqa ah”

Man City ayaan u baahan adeega silva maadaama ay 5:0 ku garaaceen kooxda West Ham sidaas darted waxa uu ciyaarta ku dhamaystay kaydka. xidiga reer Argeria ee Riyad Mahrez ayaa booskiisa ka ciyaaray isaga oo ku bilowday garabka weerarka soona bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah .tababaraha kooxda Man City ayaa beeniyay ina uu xidiga qilaaf kala dhaxeeyo ku maqnaay kulankii West Ham.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close