Wararka

Amb. James Swan oo kulankiiisi ugu horeeyay la qaatay haweenka Soomaaliyeed.

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Amb. James Swan, ayaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Kulankiisi ugu horeeyay kula qaatay haweenka Soomaaliyeed.

Amb. James Swan ayaa shirka uu la yeeshay hoggaamiyaasha haweenka Guddaha waxaa ay diiradda kusaareen doorka ay haweenka ku leeyihiinka ka qayb-qaadashada siyaasadda dalka.

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii ay haweenka ugu midnoqon lahaayeen hoggaamiyayaasha dalka iyo sidii ay saameyn ugu yeelan lahayeen go’aaminta arrimaha siyaasadda.

ImageImageImage

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close