Ciyaaraha

Alexis Sanchez oo diidan in uu iskaaga tago kooxda Manchester United.

Weeraryahanka reer Chile ee Alexis Sanchez oo ka tirsan naadiga Manchester United ayaa diidan in uu xagaagan iskaaga tago kooxda isagoo khilaaf uu kala dhaxeeyo tababaraha kooxda Man United  ee Ole Gunnar Solskjaer.

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa u sheegay  Alexis Sanchez in haddii uusan raadsan koox uu ku dhamaysan doona kursiga Keedka.

30-sano jirkaan ayaa lala xeriiriniya in uu deen ugu biiri karo kooxda Roma sida lagu daabacay wargayska (The Sun) inkastoo ay jiraan kooxa si saa’id ah u xiisaynaayo laacibkaan oo ay ugu horeeyaan naadiyada; AC Milan, Juventus iyo Napoli.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close